Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa keenay in dhaqaalaha laga jaro dowladda Soomaaliya?


PROF HUSSIEN WARSAME
PROF HUSSIEN WARSAME

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa dhowaan muujiyey in dowladdu ay wajaheyso dhaqaale yari ka dhalatey lacago ay ka heli jirtey deeq bixiyayaasha oo aanan la siin tan iyo dhamaadkii sannadkii hore.

Haddaba maxay ahaayeen ilihii ay dowladdu lacagaha ka heli jirtey, maxaase keeney in lacagahaasi ay istaagaan?

Falastiin Axmed Iiman ayaa arrimahaas ka wareysatey Professor Xuseen Warsame oo dhaqaalaha ka dhiga jaamacada Calgary ee dalka Canada, kana mid ahaa guddigii dib u habeynta dhaqaale ee dowladda federaalka ka caawinayey maareynta lacagaha ay dowladu dibadaha ka hesho. Wgu horeyna waxay weydiisey Illaha ay dowladu dhaqaalaha ka hesho?

Maxaa keenay in dhaqaalaha laga jaro dowladda Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:55 0:00




XS
SM
MD
LG