MUQDISHO —
Magaalada Muqdisho waxa xalay ka dhacay iska hor imaadyo hubaysan oo u dhexeeya ciidamada dawladda iyo ciidamo kale oo ka soo horjeeda maamulka Madaxweyne Farmaajo oo dhawaan golaha shacabku u kordhiyay muddo laba sano ah.
Wariyaha VOA, Xasan Kaafi Qoyste, ayaa warbixintan ku eegaya xaaladda Muqdisho iyo saamaynta uu dagaalkii xalay ku yeeshay.