Mashruuc shaqo abuur loogu samanayo dad lagu qiyaasay 30,000 oo qof oo danyar ah ayaa laga bilaabay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Wariyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan arimahaasi ku faah-faahinaya.