Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida oo guul ka gaartay doorasho ka dhacday Germany


Abdullahi Wacays

Magaalada Kassel ee dalka Jarmalka ayaa nin Soomaali ah loogu doortay inuu guddoomiyo golaha ay ku bahoobeen ajaaniibta halkaasi ku nool, waxaana golahan oo la sameeyey afartan sano kahor ay noqonaysaa markii u horaysay ee uu qof Soomaali ama madow ahi uu hogaanka u qabto.

Cabdilaahi Wacays oo jagadan guddoomiyaha golaha ajaanibta loo doortay ayaa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac uga waramay waxa uu yahay xilkan loo doortay iyo waliba waxa ay Soomaalida iyo ajaaniibta uga dhigan tahay?

Waxaana uu ugu horeyn sharaxayaa shaqdoodu waxa ay tahay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:46 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG