Ururka Jamacadda Carabta ayaa codkiisa ku biiriyay ururada kale ee caalamiga ah ee ka walaacsan xaaladda siyaasadeed ee Somalia iyo go’aankii muddo-kordhista ahaa ee Aqalka Hoose baarlamaanka Soomaaliya uuu uu sameeyay madaxwewyne Farmaajo.
Jaamacadda Carabta ayaa ugu baaqay madaxda Soomaalida inay miiska si wadajir ah uga wada hadlaan sidii dalka ay uga dhici lahad doorasho loo dhan yahay.
Warbixintan waxaa Qaahira ka so diray Xuseen Sahnuuni.