MUQDISHO —
Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay gacan ka hadal u dheexeeyay shaqaalaha laanta socdaalka iyo ciidamada Nabad-Sugidda.
Isku dhacaan oo aan xabad la isku adeegsan ayaa wuxuu mudda kooban hakiyay shaqadii waaxda socdaalka ee garoonka.
Warkan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdicasiis Barrow.
Facebook Forum