Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay aqoonyahannada Soomaaliyeed ka yiraahdeen is-mariwaaga doorashada?


Prof. Xuseen Warsame
Prof. Xuseen Warsame

Iyadoo wali uu taaganyahay is-mariwaaga siyaasiyiinta Soomaalida ee la xiriira doorashada dalka ayaa waxaa soo badanaya baaqyo ka imaanaya aqoonyahannada Soomaaliyeed, kuwaas oo siyaasiyiint ugu baaqaya inay is-afgarad ka gaaraan xaaladaha taagan.

Baaqyadan ayaa sidoo kale imaanaya xilli magaalada Muqdisho ka ay socdaan shirar beeleedyo looga soo horjeedo muddo kordhintii golaha shacabku u sameeyay hey'adaha dowladda.

Wariyaha VOA Sahra Cabdi Axmed ayaa xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimihii ugu dambeyay ka wareysatay Prof. Xuseen Warsame oo ah bare ka tirsan Jaamacadda Calgary ee dalka Canada.

Wareysiga Prof. Xuseen Warsame
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00


XS
SM
MD
LG