Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ILEYSKA VOA: Saameynta dhaqaale ee qalalaasaha siyaasadeed ee Soomaaliya


VOA microphone

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saamaynta dhaqaale ee qalalaasaha siyaasadeed, xilli la hadal hayo in beesha caalamka ay diyaarineyso xayiraado dhaqaale oo ka dhan ah dowladda federaalka Soomaaliya kadib markii ay sameysay muddo kordhin laba sano ah.
Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:16:56 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG