WASHINGTON —
Safiirkii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ka hadley xaaladda Soomaaliya ee xilligan, gaar ahaa is-mari waaga arrimaha doorashada
Safiirkii hore oo aan hada u shaqeyn dowladda Mareykanka islamarkaana ah howlgab. Schwartz waa diblomaasi muddo dheer ka soo shaqeeyey Qaarada Africa.
Waraysi ay la yeelatay Falastiin Axmed Iimaan waxaa lasoo jeedinaya Jacfar Kuukaay.
Facebook Forum