Kulan looga hadlaayey arrimaha amaniga ayaa dhexmarey maamullada Puntland iyo Galmudug. Kulankan ayaa waxaa ka qeyb-galey masuuliyiinta dhinaca amniga ee labada dhinac, waxaana lagu saxiixay heshiis amni.
Warbixin ku saabsan kulankan waxaa Gaalkacyo inooga soo direy wariyaheena Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.