Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soonka iyo Faa'iidooyinkiisa Caafimaad


Sawir hore oo muujinaya bilashada bisha Ramadan

Saynisyahanada iyo khuburada caafimaadka ayaa sheegay in soonku faa'iido caafimaad u leeyahay bani-aadam ka, sidoo kalena uu hoos u dhigo xanuunada ay ka mid yihin, Beer-subagga, Cayilka badan, iyo xanuunada la xidhiidha.dareemayaasha nafsiga ah ee dadka.

Geesta kalena dhaqaatiirta ayaa talooyin caafimaad iyo cuntooyinka ay qaadanayaan siiya bisha Ramadaan dadka qaba xanuunka Sonkorta ama macaanka.

Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixin arrimahaa ku saabsan inoo haysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG