Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo Muqdisho ka socda


Qoor Qoor iyo Cali Guudlaawe

Magaalada Muqdisho waxaa wali ka socda dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo salka ku haya murankii ka dhashay go’aankii dhawaan ka soo baxay golaha shacabka, kaas oo ay muddo kordhin ugu sameeyeen hey'adaha dowladda.

Xalay magaalada waxaa ka dhacay kulamo la xiriira arintan oo uu ka mid ahaa kulan la sheegay inay yeesheen hogaamiyeyaasha midowga musharaxiinta iyo madaxweynayaasha HirShabeele iyo Galmudug.

Wariyahayaga Cabdiqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan kooban ku eegaya kulamadii ugu dambeeyay ee Muqdisho ka dhacay.

Dhaq-dhaqaayo siyaasadeed oo Muqdisho laga dareemayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:41 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG