Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada iyo siyaasadda ma la kala ilaalin karaa xilliga is-mari waaga doorashada?


Iyadoo weli xaaladda siyaasadda Soomaaliya ay cakirantahay ayay arrintan waxay durba saameyn ku yeelatay ciidamada, waxaana jiray isbedel lagu sameeyay qeybo ka tirsan booliska Gobolka Banaadir tan iyo wixii ka dembeeyay markii dowladda uu ka horyimid taliyahii qeybta Gobolka Banaadir Saadaq John.

Dhinaca kale Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa isna shalay isbedel ku sameeyay hoggaanka Booliska Jubaland iyo hay'adda nabad sugidda, waxayna dadka qaar u arkaan in arrimahaasi oo dhan ay yihiin kuwa salka ku haya siyaasadda Soomaaliya.

Warbixin arintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho nooga soo diray wariyaha VOA Cabdicasiis Barrow.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:06 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG