Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Lix eedeysane oo loo xiray dilkii laba carruur oo walaalo ahaa


Baydhaba

Maamulka Koofur Galbeed ayaa wada baaritaa la xiriira dilkii laba caruur ah oo dhawaan maydkooda laga helay duleedka magaalada Baydhabo, waxaana Wasiirka Caddaalada maamulkaas oo warfidiyeenada la hadlay uu sheegay in falkaas loo hayo ilaa iyo lix qof.

Wariyaha VOA Mukhtaar Maxxamed Catoosh ayaa warbixinta Baydhaba ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:15 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG