Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Axmed Madoobe oo ka horyimid muddo kordhinta hay'adaha dowladda


Axmed Madoobe
Axmed Madoobe

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan saxiixay go’aankii aqalka hoose ee baarlamaanka ee farayay in muddo laba snao ah lagu qabto doorasho qof iyo cd ah, iyo in muddadaas ay xilka sii hayso dowladda.

Saraakiisha dawladdu waxay sidoo kale difaaceen doowrka ciidamada ay ciyaarayaan xilligan ka dib markii ay soo baxeen eedo ka imanay dhinaca mucaaradka oo ahaa in la siyaasadeeyey.

Haddaba habeenkii xalay ayaa madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland uu ka hadlay go’aanka baarlamaanka iyo kaalinta ciidamada labadaba.

Warbixintan waxaa Kismaayo nooga soo diray Aadan Maxamed Salaad.

Axmed Madoobe oo ka horyimid muddo kordhinta dowladda
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:14 0:00


XS
SM
MD
LG