Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisad la xiriirta Saadaq John oo Muqdisho ka soo Cusboonaatay


Saadiq John

Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, Saadaq Cumar Xassan Saadaq John, ayaa Markale dib ugu laabtay xaafadda shiirkole.

Cakirnaan siyaasadeed iyo mid amni ayaa ka jirta magaalada Muqdisho, taasi oo salka ku haysa muranka doorashada iyo mudo kordhinta Baarlamanka. Warbixintan waxaa Muqdisho inooga soo direy wariyaheena Cabdulqadir Maxamed Cabdulle

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG