Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xildhibaan Odowaa oo ka hadlaya sababta mar kale dib u soo celisay xiisadda Shiirkoole


Xildhibaan Abdurahman Odowaa
Xildhibaan Abdurahman Odowaa

Xildhibaano la heyb ah General Saadiq Cumar Xassan (Saadiq John) ayaa xalay kula hoyday xaafadda Shiirkole ee magaalada Muqdisho, kaddib markii uu xalay mar kale dib ugu soo noqday xaafaddaas, waxaana ka mid ah Xildhibaan Abdirahman Mohamed Hussein Odawaa.

Falastin Ahmed Iman ayaa ugu horeyn weydiisay waxa mar kale xaaladda dib u soo kiciyay?

Wareysiga Xildhibaan Odowaa
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:02 0:00


XS
SM
MD
LG