Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda siyaasadeed ee Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa Isniintii ansixiyey qaraar sheegaya in doorasho qof iyo cod ah waddanka looga qabto muddo 2 sano ah, iyo in muddadaas ay xilka sii hayaan laamaha dawladda ee xilligan jira.

Go’aankaas ayey madaxda dawladdu ay soo dhoweeyeen kuwa mucaaradkuna ay cambaareeyeen. Waxaa sidoo kale diiday beesha caalamka oo ku hanjabay tallaabooyin ay ka mid yihiin cunaqabateyno.

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda siyaasadeed waxaa warbixintan kasoo dirtay weriyaha VOA ee Muqdisho, Seynab Abuukar.

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda siyaasadeed ee Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:22 0:00


XS
SM
MD
LG