Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda


Danjire Cali Cagabaruur
Danjire Cali Cagabaruur

Dawladda Somalia ayaa xiliyadii dambe wadday dib u habayn lagu sameynayo safaaradaha Somalia ee ka furan dalalka dibadda.

Safaaradaha hadda shaqeeya ayaa lagu qiyaasaa inay 30 iyo dhowr gaarayaan.

Haddaba waxqabadka safaaradaha ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Danjiraha Somalia ee fadhigiisu yahay dalka Uganda Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) oo booqasho ku yimid magaalada Washington, DC ee dalka Maraykanka.

Dhageyso Wareysiga Safiirka Somalia ee Uganda
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:36 0:00


XS
SM
MD
LG