Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Cabdi Xaashi oo ka hadlay muddo kororsiga


Cabdi Xaashi
Cabdi Xaashi

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka horyimid go’aankii shalay Aqalka Hoose uu muddada ugu kordhayey laamaha dawladda Soomaaliya illaa laba sano.

Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo waraysi siiyey Idaacadda VOA ayaa sheegay in heshiiskii September 17-keedii oo ay wadajir labada aqal u ansixiyeen uusan aqal keliya jebin karin.

Weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayuu ugu warramay magaalada Muqdisho.

Wareysi: Cabdi Xaashi oo ka hadlay muddo kororsiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00


XS
SM
MD
LG