Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sare u kac ku imid qiimaha maciishadda Muqdisho


Iyada oo maanta ay tahay maalintii 1-aad ee bisha barakeysan ee Ramadan ayaa waxaa suuqyada magaalada Muqdisho laga arkayaa sare u kac ku yimid qiimaha maciiashada.

Wariyaha VOA ee Muqdisho Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixinta ku eegaya arrinkaas.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG