Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Afar askari oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Afmadow


Afar askari ayaa ku geeriyootay mid kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray kadib qarax lala eegtay goob ay ku sugnaayeen Ciidamada Daraawishta ee ku sugan Dagmada Afmadoow ee Gobolka Jubada Hoose.

Mamulka degmada Afmadoow ayaa faah-faahin ka bixiyey sida ay wax u dhaceen, sida uu kusoo waramayo Wariyaha VOA ee Kismaayo Adan Maxamed Salaad (Adan Kismaayo).

Afar askari oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Afmadow
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00


XS
SM
MD
LG