Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Midowga Musharaxiinta oo madaxda dowladda uga digay muddo kororsi


Midowga Musharaxiinta
Midowga Musharaxiinta

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo ah Guddoomiyaha Golaha ay ku bahoobeen musharaxiinta mucaaradka ah ayaa ku eedeeyay dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inay sameynayaan muddo kororsi.

Xilli maanta lagu wado in Golaha shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya uu kulan ku yeesho muqdisho, kaas oo ay kaga doodayaan arrimaha doorashada ayay imaaneysaa eedeynta midowga musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynihii hore, Shafiir Sheekh Axmed oo ay hareeraha ka taagnaayeen Ra'isul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shir ja'aaid ku qabtay magaalada Muqdisho, sida uu warbixintan ku eegayo weriyaha VOA-da Cabdicasiis Axmed Barrow.

Warbixinta shirka jaraa'id ee Sheekh Shariif
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:41 0:00


XS
SM
MD
LG