Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhallinyaro kumanaan buug u aruurisay Maktabadda Garbahaarey


Maktabadda Garbahaarey

Muddooyinkii u danbeeyey waxa isa soo tarayay dadaalada ay wadaan dhaliyarada Sooomaaliyeed ee la xiriira kobcinta qoraalka iyo akhriska, iyadoo ay soo kordheen da’ yarta buugaagta qoraysa.

Dhalinyarada aqoonyahanka ah ee magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa ku guuleystay dadaal ay muddo seddex sano ah wadeen oo ay Maktabad dadweyne uga hirgelinayeen magaaladaas, iyagoo aruuriyey kumanaan buugaag ah oo ay dhalinyaradu u akhristaan si maalinle ah.

Wariyaha VOA ee magaalada Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan ku eegayo Maktabadda Garbahaarey.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG