Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabaab oo qoysas danyar ah ka barakiciyay gobolka Bay


Maamulka degmada Berdaale ee gobolka Bay ayaa sheegay in maleeshiyada Al-shabaab ay tobanaan qoys ka soo barakiciyeen deegaanada hoos yimaada Berdaale, kaddib markii dadka deegaanku ay diideen amarrada Shabaab.

Warbixintan waxaa Baydhabo nooga soo diray wariyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:24 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG