Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Masar iyo Uganda oo Heshiis Milatari kala Saxiixday


Dowladaha Masar iyo Uganda ayaa kala sixiiidey heshiis dhinaca milatariga ah xili ay sii kululaaneyso xiisada wabiga Nile ee u dhexeysa dalalka Masar iyo Ethiopia.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo soo direy wariyaheena magaalada Qahira Xuseen Cusmaan Saxnuuni

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG