Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Walaaca laga qabo saameynta is-mari waaga doorashada oo sii kordhaya


Kulanka Farmaajo iyo Bulshada Rayidka
Kulanka Farmaajo iyo Bulshada Rayidka

Bulshada Rayidka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka walaacsanyihiin saameynta khilaafaadka siyaasadda ee doorashada uu ku yeeshay adeegyadii shacabku ay ka heli jireen dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada.

Kulan ay xubno kamid ah Bulshada Rayidka ah ay ku qabteen magaalada Muqdisho waxaa warbixintan ka soo diray Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.

Walaaca Bulshada Rayidka Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00


XS
SM
MD
LG