Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Madaxweyne Deni oo ka hadlay shirka fashilmay ee Afisyooni


Saciid Deni

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa faah-faahin ka bixiyey shirkii madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee magaalada Muqdisho oo natiijo la’aan kusoo idlaaday.

Fashilka shirka ayaa wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Dubbe waxa uu ku eedeeyey madaxda Jubaland iyo Puntland, oo uu sheegay “inaysan rabin” in dalka ay doorasho ka dhacdo.

VOA-da ayaa haddaba la xiriirtay Saciid Deni, waxna ka weydiisay eedeymaha ka yimid dhanka dowladda iyo guud ahaan shirka. Falastiin Axmed Iimaan ayaa wareysatay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:10:23 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG