Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Sheekh Shibli oo ka hadlay waxa ay diintu ka qabto tallaalka COVID-19


Sheekh Maxamuud Shibli
Sheekh Maxamuud Shibli

Culimada Soomaalida oo ka hadlay waxa ay Diinta Islaamku ka qabto in cudurada la iska tallaalo ayaa sheegay in diinta Islamaaku ay ogashahay in la qaato tallaallada ka hortagga khatarta dhanka caafimaadka.

Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli, oo kamid ah culimada Soomaalida ee Kenya oo sidoo kale ka hadlay arrimo ku saabsan tallaalka COVID-19 iyo arrimo ku saabsan bisha barakaysan ee Ramadaan.

Waxa uu u warramay Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Sheekh Shibli oo ka hadlay waxa ay diintu ka qabto tallaalka COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:52 0:00



XS
SM
MD
LG