Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Isbeddel lagu sameeyey xeerka nidaamka xisbiyada


Golaha wakiilada Somaliland
Golaha wakiilada Somaliland

Golaha wakiilada Somaliland ayaa shalay la hor geeyay wax ka badal iyo kaabis lagu soo sameeyey xeerka nidaamka ururada iyo axsaabta siyaasada oo loo yaqaano xeer 14.

Xeerkan oo ku soo beegmaya xili lagu wado inay bisha soo socota dhamaadkeeda ay Somaliland ka qabsoomaan doorashooyinka wakiilada iyo golayaasha deegaanka ayaa qodobada ka dhex muuqda uu ka mid yahay waxa laga yeelayo xisbiyada jira marka waqtigooda sharciga ah uu dhammaado.

Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa xeerkan ka waraystay xildhibaan Cabdilaahi Xuseen Cige oo ah gudoomiyaha guddida arrimaha gudaha iyo nabad-galyada ee golaha kana mid ah xubnaha uu guddoomiyaha goluhu u xil saaray inay kasoo talo bixiyaan wax ka badalka iyo kaabista xeerkan.

Waxa uu ugu horeyn weydiiyay ujeedada laga leeyahay xeerkan.

Somaliland: Isbeddel lagu sameeyey xeerka nidaamka ururada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00



XS
SM
MD
LG