Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Joe Biden oo soo Saaray Wareegto ku Saabsan Somalia


Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa saxiixay dikreeto uu muddo sannad ah ku kordhiyay cunaqabateynta dhaqaale ee Maryakanku ku soo rogay Somalia. Cunaqateyntan oo loo soo rogay xaaladda amni ee Somalia ka jirta darteed, waxaa hore u ansixiyay madaxweynayaashii Biden ka horreeyey ee Barack Obama iyo Donald Trump.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Xasan.

Dhageyso Wareegtada Biden
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:18 0:00


XS
SM
MD
LG