Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Shir la Filayo inuu Berri u Furmo Dawladda Federalka iyo Maamul-goboleedyada


የሶማሌያ ፕሬዚዳንት መሐመድ አብዱላሂ መሐመድ
የሶማሌያ ፕሬዚዳንት መሐመድ አብዱላሂ መሐመድ

Madaxda dowladda dhexe iyo maamul-goboleedyada Soomaaliya ayaa la filayaa in maalinta berrito ay kulan fool-ka fool ah ku yeeshaan gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho si ay uga wadahadlaan muranka arrimaha doorashada ee ka dhex-taagan. Dowladdu waxay sheegtay in madaxweyne Farmaajo uu kulanka ku baaqay, laakiin maamulka Puntland oo soo dhaweeyay inay ka qeybalayaan shirka ayaa sheegay in shirkan ay wado beesha caalamka.

Warbixintan kooban waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Dhageyso Kulanka Madaxda Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:47 0:00


XS
SM
MD
LG