Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abaaraha ka jira gobolka Gedo oo kasii daraya


Gedo
Gedo

Waxaa sii xoogeysanaya abaaraha ka jira gobolka Gedo, iyadoo xoolihii ugu badnaa iyo dadba ay u geeriyoodeen oonka iyo kuleylka ka jira dhulka miyiga ah ee gobolkaas.

Waxaa sidoo kale sii kordheysa qeyla dhaanta ka imaneysa bulshada gobolka Gedo, waxaana meelaha qaar ka billowday biyo-dhaamin inkastoo aysan ku filneyn.

Guddoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buule Maxamed ayaa wariyaha VOA ee Kismaayo Adan Maxamed Salaad qadka taleefanka uga waramay xaaladihii ugu dambeeyay abaaraha gobolkaasi.

Abaaraha ka jira gobolka Gedo oo kasii daraya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:09 0:00


XS
SM
MD
LG