Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiddigii hore ee K/Kolayga Soomaaliya, Baarajab oo geeriyooday


Baarajab
Baarajab

Allah ha u xariisto waxaa saakay dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Cumar Cabdulqaadir Baarajab oo ka mid ahaa ciyaartoydii waaweynaa ee kubadda koleyga iyo macalinmiintii soo leyliyay kooxahii dalka qaar.

Baarajab ayaa u dhintay xanuunka COVID-19, sida uu walaalkiii Cali Cabdikhaadir Baarajab oo ku nool Denmark uu u sheegay VOA-da.

Weriyaheenna Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa Khadka taleefanka kula xiriiray Cali Cabdulqaadir waxa uuna weydiiyay shakhsiyaddii marxuumka geeriyooday iyo taariikhdiisii cayaaraha?

Xiddigii hore ee K/Kolayga Soomaaliya, Baarajab oo geeriyooday
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:46 0:00


XS
SM
MD
LG