Isku xirrada

War Deg-Deg ah

15 xildhibaan oo laga joojiyey fadhiyada baarlamanka Soomaaliya


Baarlamanka

Warqad kasoo baxday xafiiska gugdoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaliya ayaa lagu sheegay in shan fadhi ah lagaga joojiyay 15 xidhibaan oo golahaasi ka mid ah.

Warqadda ayaa sidoo kale lagu sheegay in xubno kale oo soo xaadiray fadhigga golaha balse si ku talo-gal ah u saxiixi waayay liiska maxdarka, si ay is horistaag ugu sameeyaan kulankii baarlamaanka la farayo in hanti-dhawrka goluhu uu soo gudbiyo magacayadooda.

Qaar kamid ah mudanayeeyasha laga joojiyay fadhiyada oo ka falceliyay arrinkaasi ayaa ku tagrifal awoodeed ku tilmaamay warqadda guddoonka uu soo saaray.

Warbixin arintaasi ku saabsan waxa Muqdisho nooga soo diray wariyahayaga Cabdicasiis Barrow.

Warbixinta fadhiyada baarlamaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:54 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG