Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiir Dubbe oo ka jawaabay go'aan ka soo baxay Kenya


Dawladda Kenya ayaa dhowaan sheegtay in ay dooneyso in la xiro xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, waxayna ku amartay hay’adda Qaramada Midoobay ee UNHCR in ay la timaaddo qorshe lagu xiro xeryaha muddo 14 maalmod ah.

Haddaba arrimahan ayaa Wariyaha VOA Cabdicaiis Barrow waxa uu waraysi gaar ah kala yeeshay Wasiirka Warfaafinta ee dowladda Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe.

Halkan ka dhagayso wasreysiga Wasiir Cusmaan Dubbe
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:47 0:00


XS
SM
MD
LG