Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Marwo Raxmo Maxamuud Gacal oo ku geeriyootay magaalada Nairobi


Raxmo Maxamuud Gacal

Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Naiorbi ku geeriyootay Raxmo Maxamuud Gacal oo ahayd Marwada Madaxweynihii hore ee Somalia Cali Mahdi Maxamed.

Marwadii 1-aad ee Soomaaliya Raxmo, oo geerideeda ay VOA u xaqiijiyeen qaar ka mid ah eheladeeda ayaa todobaadyadii la soo dhaafay ku xanuunsanaysay magaalada Nairobi, waxaana geerida marxuumad Raxmo imaaneysa 15 maalmood kaddib geeridii seydgeedii madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo isna ku geeriyooday magaaladda Nairobi ee dalka Kenya.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG