Barakacyaal Soomaaliyeed iyo qaxooti u dhasahay dalka Yemen ayaa bilihii u danbayey waxay kusoo ququlayeen Magaalada Booasaaso, waxaana gelinkii dambe ee shalay dekdda Boosaaso kasoo degay 117 qof oo u badan carruur iyo haween.
Gudoomiyaha xerada qaxootiga magaalada Boosaaso Cumar Cismaan Siciid ayaa weriyaha VOA Faadumo Yaassiin Jaamac uga waaramay xaaladda qaxootigaasi iyo iyo adeegyada ay u qabtaan.