Dowladaha Djibouti iyo Talyaaniga ayaa kala saxeexdey heshiis dhinaca Milatariga ah, waxaana heshiiskan oo ay qalinka ku wada duugeen Wasiirada Difaaca Djibouti iyo Talyaaniga uu sii xoojinaya xiriirka dhinaca gaashaan-dhigga ah ee ay labadan dal leeyihiin.
Talyaaniga ayaa dhinaca bari ee magaalada Djibouti wuxuu ku leeyahay saldhig milatari oo ay deggan yihiin cidamada CARABINIERIGA loo yaqaan ee dalkaasi Talyaaniga.
Ramadaan Muuse ayaa warbixintan noo soo diray.
Facebook Forum