Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Biden oo dib u eegis ku sameynaya go'aannadii ciidanka Mareykanka looga saaray Soomaaliya


FILE - U.S. troops

Golaha Senate-ka ayaa sarkaal ka tirsan wasaaradda Gaashaan-dhigga Mareykanka ka dhageystay warbixin ay qeyb ka aheyd saameynta ay yeelatay ciidamadii uu bilo kahor madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu ka soo saaray Soomaaliya.

Sarkaalka ayaa sheegay in maamulka Biden uu go’aannadaasi dib u eegis ku sameynayo, iyada oo ay suurtogal tahay in ciidankaasi dib loogu celiyo Soomaaliya.

Warbixin umuurtaasi ku saabsay waxaa inoo haya Jacfar Kukay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG