Illaa iyo sadex qof ayaa ku geeriyooday hoobiyayaal maanta ku dhacay xaafado ku yaala magaallada Muqdisho oo u dhaw garoonka diyaaradaha.
Sidoo kale sarkaal ka tirsan ciidamada ayaa ku geeriyooday qarax lala beegsaday gaadhi uu watay, isla magaalada Muqdisho.
Warkan waxa muqdisho nooga soo dirtay Saynab Abuukar Maxamed.