Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Tababar la siiyey arday aragga la'


Tobanaan arday ah oo ka mid ah kuwa aragga naafada ka ah ee wax ka barta iskuullada Muqdisho ayaa ka faa’iideystay tababar ku saabsanaa qaabka ay ardayda aragga la’ ula macaalimi karaan bulshada ay la noolyihiin.

Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.

Dhageyso Tababarka Ardayda Indhaha La'
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00


XS
SM
MD
LG