MUQDISHO —
Saddex qof ayaa ku dhimatay toogasho maanta ka dhacday degaanka Ceelasha Biyaha ee u dhexeeya Muqdisho iyo Afgooye.
Dadka dhintay ayaa waxaa ku jiray qof shacab ah iyo guddoomiye waaxeed. Ma jirto illaa hadda cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkan.
Warkan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Facebook Forum