Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey dadaallo siyaasadeed oo ka socda Muqdisho


Madaxda Soomaalida

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dadaalo lagu kulan siinaayo dhinacyada isku haya doorashada Soomaaliya.

Dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee socda ayaa la doonayaa in la isku hor fadhiisiiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubaland.

Kulan lagu waday inuu shalay ka furmo teendhada Afisyoone ayaa baaqday kadib markii ay diideen Saciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaga oo ku xiray shuruudo dhowr ah.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.

Wararkii ugu dambeeyey dadaallo siyaasadeed oo ka socda Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:33 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG