Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Xildhibaano soo gudbiyey mooshin la xiriira COVID-19


Xildhibaano ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ayaa mooshin ku saabsan xaaladda Cudurka Covid19 ee Somaliland horkeenay shir guddoonka.

Haddaba Wariyaha VOA ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakule ayaa ka wareystay arrintan xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo isagu akhriyey mooshinka kana mid ah mudanayaasha soo gudbiyey Mooshinka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG