Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay musiibooyinka dabiiciga ah ee ka dhaca Soomaaliya, waxaana marti ku ah Axmed Abuukar Axmed oo ah agaasimaha wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available