Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Daraasad: Sababta aadka loogu dhaco imtixaanka shahaadiga Soomaaliya


Arday

Sanadihii ugu dembeeyay imtixaanaadka shahaaddiga ah ee dugsiyada sare ee Soomaaliya ayaa waxaa ku dhacayey kumanaan arday ah, ayada oo kuwa gudbayna ay ku gudbeen natiijo celcelis ahaan liidata.

Hadda oo imtixaankii ay dhowr bilood ka harsan yihiin ayaa ururka cilmi-baarayaasha Soomaaliyeed ee fadhigiisu yahay Muqdisho waxa uu sameeyay daraasad uu ku odrosayo arintaasi, gaar ahaan waxyaabaha lagama maarmaanka ah ee loo baahan-yahay in loo diyaar garoobo.

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa la kulmay Dr. Shaaci Shariif oo ah madaxa ururka Cilmi-baarayaasha Soomaaliyeed, waxa uuna weydiiya nuxurka daraasaddooda ku jira?

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00




Facebook Forum

XS
SM
MD
LG