Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Golaha Badbaadada Qaran ee Soomaaliya


Baarnaamijka Faaqidada Todobaadka oo maanta ku seebsan, Golaha Badbaadada Qaran ee ay ku dhawaaqeen madaxda maamul goboleedyada qaarkood, Guddooyimaha Aqalka Sare iyo midowga murashixiinta iyo sida xal la isla ogol yahay ay dhinacyada Somalia u gaari lahaayeen.

Cabduqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa Muqdisho ka soo diyaariyay.

Faaqidaadda: Golaha badbaadada qaran ee Muqdisho looga dhawaaqay
please wait

No media source currently available

0:00 0:38:34 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG