Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan Madasha Badbaado Qaran ee shalay Muqdisho looga dhawaaqay


Axmed Madoobe iyo Saciid Deni

Magaalada Muqdisho waxaa lagaga dhawaaqay masal ay ku midoobeen qaar kamid ah hogaamiyeyaasha Soomaaliya oo ay ka mid yihiin madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland, Golaha Midowga Murashaxiinta iyo qaar katirsan siyaasiyiinta kasoo jeeda Soomaaliland kuwooda ugu caansan.

Waxay ku dhawaqista madashani kusoo beegmaysaa xili wali aan xal laga gaadhin qabsoomida doorashooyinka Soomaaliya.

Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo dirtay wariyaha VOA Saynab Abuukar Maxamed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG