Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Isbaheysi siyaasadeed oo cusub oo Muqdisho looga dhawaaqay


Cabdi Xaashi
Cabdi Xaashi

Magaaladda Muqdisho waxaa goordhaweyd looga dhawaaqay isbaheysi siyaasadeed oo cusub, taas oo ay ku mideysan yihiin maamullada Puntland, Jubaland, midowga musharraxiinta iyo siyaasiyiinta Somaliland.

Isbaheysigan ayaa loogu magacdaray Madasha Bad-baado Qaran, waxaana guddoomiye loogu doortay Cabdi Xaashi oo ah guddoomiyaha Aqalka Sare.

Waxay sheegeen in ujeedka ugu weyn ee madashan ay noqon doonto qabashada doorasho xalaal ah iyo inay ka hortagayaan in dalku uu galo fashil siyaasadeed.

Wixii ku soo kordha wararka madashan halkan ayaad kala socon doontaan.

XS
SM
MD
LG